Soo dhawoow,
Ku soo dhawaada Homes for Islington shabakadeeda.
Homes for Islington waxaa iska leh Islington council waxaaney maamulaan in ka badan 23,000 guri iyo 8,500 oo ay qayb ku leeyihiin. Waxaa taa la socda guryaha hagaajintooda ilaalintooda iyo wixii dib u habeyn ah ee ay u baahan yihiin.
Shabakadu waxa ay bixisaa faah faahintii ugu dambeysay oo ay gaadhsiiso dadka degan guryaha iyo wixii warar iyo dhacdooyin ah.
Homes for Islington waxaa aad ka helaysa waraaqo turjamaan leh iyo
waraaqo luqado kala leh. Taas oo ay heli karaan dadka degan degmada
ee u baahan faah faahin luqado kale ah.
Wararka meelaha laga heli karo koorsooyinka Ingiriisida ee dadka luqadaha kale ku hadla (ESOL) waxaa laga heli karaa shabakada internet-ka ee Kownsulka Islington
Wixii warbixin dheeraad ah ee ku saabsan howlaha turjibaanka waxaad
ka heli kartaa haddii aad halkaan
riixdo.
Adeegga iyo amniga gaaska - Gas Safety and Servicing Leaflet
Dhegeysiga Deganayaasheena - Involvement Register Form
Xuquuqahaaga
Amaanka haysiga - Tenants' Information Pack
Maamulka uumi-biyoodka ee gurigaaga - Controlling condensation in your home
iPay
Click here to pay rent and service charges online| Resident Suggestion Scheme suggest an idea and get £25 vouchers if we adopt it. |
Repairs
Online Click here to report a repair to your home
Communal
Repairs Click to report a repair to a communal area
Self-referral
Form Your Housing Support Services
Your
Rent Statement See your rent statement online![]() |
Your Service Charge and/or Major Works Statement See your annual service charge and/or major works statement online |
More online forms